Maraykanka oo soo saaray War ku saabsan Suxufiga lala’ yahay ee Jamal Khashoggi

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Sacuudiga inay taageeraan baaritaan cad oo lagu sameeyo suxufiga la la’yahay ee Jamal Khashoggi, kaasi oo aan la arkin tan iyo markii uu toddobaadkii tagey galay qunsuliyadda dalkaas ee Istanbul. Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in Khashoggi lagu dhex dilay safaaradda, halka Sacuudiga ay sheegeen inuu si … Continue reading Maraykanka oo soo saaray War ku saabsan Suxufiga lala’ yahay ee Jamal Khashoggi